Kulan looga Hadlayay Isbedelka Cimilada oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Wasaaradda Deegaanka Hirshabeelle ayaa soo qaban qaabisay kulan looga hadlayay isbedelka cimilada gaar ahaan saameeynta ay beeraleyda kala kulman isbedelka cimilada.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here