Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Xariga ka jartay duggsi laga Hirgaliyay Tuulada Daanyeerey.

0
119

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaarada waxbarashada Hirshabelle oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka, wasiiru dowlaha iyo Agaasimaha guud iyo howlwadeeno ka socday wasaarada waxbarashada ayaa daahfuray iskuul laga hirgaliyay tuulada Daanyeerey oo Hoostimaada Magaalada Jowhar taas oo ay ka faa ‘ideesan donaan arday boqolaal kor udhaafaya oo ku nool tuuladaas .

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here