Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay Gobolka Nugaal.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta la xaqiijiyay laba Ruux ayaa ku geeriyootay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib Shil Gaari oo ka dhacay degaanka Farjanno oo hoostaga degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here