Gudoomiye Cusub oo loo Magacaabay Xaafadda Horseed Ee Magaalada Jowhar.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wareegto ka soo baxday Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyaha Xaafada Horseed ee Magaalada Jowhar iyadoo loo magacaabay gudoomiye cusub.

Gudoomiyihii xilka laga qaaday ayaa waxaa lagu magaca Cabdi xamuud Xasan halka gudoomiyaha cusub ee xaafadda horseed ee magaalada Jowhar lagu magacaabo Cabduqaadir Xasan Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here