Bulshada ku nool dulleedka Baladweyne oo Hirshabeelle ka Codsaday Xarumo Waxbarasho iyo Caafimaad..

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshadda ku nool Degaanka maxamuud Gacal ee gobalka Hiiran ayaa Dalbadday in degaankaas laga hergeliyo goobo Waxbarasho,Cafimaad,iyo Biyo Nadiif ah maadama deegaanka ay hore aysan ulaheyn iskuulo iyo xarumo caafimaad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here