Maalinta Caalamiga ah ee iskaa wax u qabso ee horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada oo Maanta dunida laga xusayo.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa 17-kii bishii December sannadkii 1985-tii meel mariyay in sannad kasta 5-ta bisha December oo maanta ku beegan dunida looga dabal dego maalinta Caalamiga ah ee iskaa wax u qabso ee horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada.

Warbixintan Gaarka ah waxaa inoo soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here