Ciyaar yahanad xijaabka ka dhacay oo ciqaab adag la kulantay.

0
103

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guriga qoyska ciyaar yahanadda, Elnaz Rekabi, ee reer Iran, ayaa lagu soo waramayaa in la dumiyay.

Rekabi, oo 33 jir ah, ayaa jebisay xeerka labiska ee dalka Iran, markii ay iyada oo madax qaawan ku tartamaysay tartan fuulista goobaha, oo ka dhacay Kuuriyada Koonfureed bishii Oktoobar ee la soo dhaafay.

Elnaz, ayaa markii dambe raali gelin ka bixisay in xijaabkeedu uu u dhacay “si aan ula kac ahayn”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here