Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Kenya ayaa shaqaalaysiineysa tiradii ugu badnayd ee macalimiinta iskuullada dadweynaha, kuwaas oo ay tiradoodu gaarayso ilaa 30 kun.
Arrinta ayaa ku soo aadaysa xilli dalka Kenya laga dareemayo culeyska iyo u diyaar garow la aan ku aadan hirgellinta Manhajka cusub ee waxbarashada ee dhowaan Kenya ay dalkeeda ka hirgalisay.