Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah oo Maanta laga Xusayo dunida.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xuska sanadlaha ah ee maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah (IDPD) ee December 3 ayaa lagu dhawaaqay 1992 go’aankii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee 47/3, Xuska maalinta waxa ay ujeedadeedu tahay in kor loo qaado fahamka arrimaha naafada iyo abaabulida taageerada sharafta, xuquuqda iyo fayoqabka dadka naafada ah.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here