Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Beeraleyda Jowhar ku Wareejisay Agabka Tacabka.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Beeraleyda Magaalada Jowhar ee la gaarsiiyay Abuurka Beeraha ayaa umahadceliyay Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo ugu deeqdan abuurka beeraha si loo horumariyo tacabka.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here