Xuska maalinta AIDS-ka Adduunka oo maanta dunida looga dabal degayo.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta AIDS-ka Adduunka waxa ay isu keentaa dad ka kala yimid daafaha caalamka si ay kor ugu qaadaan wacyiga ku saabsan HIV/AIDS iyo in ay muujiyaan midnimada caalamiga ah ee ka dhanka ah masiibada.

Maalintan ayaa fursad u ah hay’adaha guud iyo kuwa gaarka ah si ay u faafiyaan wacyiga ku saabsan heerka cudurka faafa iyo dhiirigelinta horumarka laga gaaray ka hortagga, daaweynta iyo daryeelka HIV/AIDS ee adduunka oo dhan.

Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here