In ka badan 400 oo dhalinyaro ah oo Tababar looga furay Magaalada Baladweyne.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 400 oo dhalinyaro ah oo iskugu jira wiilal iyo gabdho islamarkana laga soo xulay afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne iyo kaamka barakacayasha ayaa  u fadhistay imtixaan tijaabo ah si ay uga qeyb galan tababar lagu barayo xirfadaha farsamada gacanta.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here