Hoos udhac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka ee Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shidaalka lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa inta Badan ka yimaada Magaalada Muqdisho, waxaana goobaha lagu iibiyo laga dareemaya Hoos udhac dhinaca qiimaha shidaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here