Hordhac: Belguim Vs Morocco

0
237

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xulka Belguim ayaa la ciyaari doona xulka Morocco kulan adag oo ay labada xul kulanka u soo gali donaan sidii ay 3-da dhibcood u tirsan lahaayeen.

Xulka Belguim ayaa doonaya in ay gaadhaan guul ka caawisa in ay iska xaadiriyaan wareega xiga ee koobka adduunka kadib markii ay guul gaadheen kulankoodii hore.

Dhinaca kale xulka Morocco oo bar-baro ku bilowday taranka ayaa doonaya in ay guul gaadhaan kulankoodii ugu horeeyay ee tartanka ka socda Qatar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here