dhismaha Garoon Diyaaradeed oo laga dhagax dhigay degmada Cadale.

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha ee degmada Cadale oo si casri ah loo dhisi doono.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinneysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here