Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Caqabadaha ka heysata dhanka shaqada.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caqabadaha ugu badan ee heysata dhalinyarada ayaa lagu micneyay in ay tahay shaqo yari ka jirta guud ahaan dalka gaar ahaan deegaanada Hirshabeelle balse waxaa la tilmaamay in dhalinta ay midobaan oo sameystan xirfado.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here