Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah bulshada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ka warbixiyay caqabadaha ay kala kulmaan biyaha wadooyinka fadhiistay Xilli Robaadka.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.