Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Xafladan waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle waxana ka soo qeybgalay masuulyiin katirsan maamulka degmada jowhar, xildhibaano, wasiiro, macalimiin iyo marti sharaf kale.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.