Wasaaradda Deegaanka Hirshabeelle oo Jowhar ku qabatay Tababar ku Saabsan Isbedelka Cimilada.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa waxaa ka faa’ideystay in ka badan 20 qof oo ka socday Bulshada rayidka Jowhar waxana lagu Baranayay Horumarinta deeganka iyo waxyaabaha keena isbedelka cimilada.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo cali Ibraahim.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here