WARARKA Maamulka Gobolka Hiiraan oo Magaalada Baladweyne ku gubay mandooriye iskugu jira xashiish iyo qamri. By admin - November 17, 2022 0 132 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Booliska Magaalada Baladweyne iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Saldhiga Magaaladaasi ku gubay Maandooriye iskugu jira Xaashish iyo Qamri. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/11/CABDICASIIS-BELEDWEYNE-17-NOV.mp3 Share this:FacebookX