Gudigga Shaqaalaha Rayidka Hirshabeelle oo sheegay in ay wadan qorshe lagu horumarinayo Bulshada.

0
108

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha rayidka ah ee Dowlad goboleedka HirShabelle Mudane Mohamed Mo’allim Omar Meyre ayaa qeyb ka ahaa Wefdi ballaaran oo isugu jira Guddiyada Shaqaalaha rayidka ah ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Dalka Soomaaliya oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Rwanda Caasimadiisa Kigaali.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here