Waatan Shaxda Uu Xulka France Doonayo Inuu Ku Difaacdo Koobka Aduunka Sanadkan.

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xulka France ayaa koobka aduunka ee Qatar ka qayb qaadanaya iyadoo ay ka maqan yihiin xiddigo muhiim ahi isla markaana u socda inay difaacdaan tartanka ay magaalada Moscow kusoo hanteen afar sano kahor.

Wax badan ayaa ka duwanaan doona sidii ay ahaayeen 2018 waxaana ka maqnaan doona xiddigaha wakhtigaas laf-dhabarta ka ahaa xulka ee N’Golo Kante, Paul Pogba iyo Samuel Umtiti.

Xiddiga weyn ee markaa ka maqnaa balse haatan metelaya ayaa ah kabtanka Real Madrid ee Karim Benzema kaas oo dhawaan kusoo guuleystay Ballon d’Or.

Aan ku bilawnee markale ayaa lagu wadaa in kabtan Hugo Lloris si dhib la’aan ah goolhayaha koowaad ee Les Bleus ku noqdo dhib la’aan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here