Tababar ku Saabsan Isbedelka Cimilada oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Deegaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar ku qabatay Tababar la xirira isbedelka cimilada waxaana loo qabtay qaar ka mid ah bulshada deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here