Maalinta Sokorowga Adduunka oo Maanta laga Xusayo Caalamka.

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa sannadkii 2007-dii meelmariyay in sannad kasta 14-ka November dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ee macaanka ama Sonkorowga, iyadoo hadafka laga lee yahay maalintan ay tahay sidii kor loogu qaadi lahaa wacyigelinta ku saabsan halista macaanka islamarkana kor loogu qaado dadaalada lagu wanaajiyo caafimaadka aadanaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here