Madaxweynaha Ukraine oo booqday magaalo muhiim ah oo ay la wareegeen.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa booqday magaalada Kherson oo dhawaan ay la wareegeen ciidamada Ukraine.

Wuxuu la hadlay ciidamada ku sugan magaalada , wuxuu yiri “Ukraine hore ayay u socotaa, waxayna diyaar u tahay nabad in laga shaqeeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here