Mozambique oo markii ugu horreysay gaas u dhoofineysa Yurub.

0
103

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalka Mozambique ayaa bilaabay in markii ugu horreysay uu gaaska dabiiciga ah ee dareeraha u dhoofineysaa Yurub, madaxweynaha dalkaas Felipe Nyusi ayaa ku timaamaytallaabo taariikhi ah.

Waxaa gaaskan oo saartay warshad ay maamusho shirkad laga leeyahay Talyaaniga oo lagu magacaabo Eni balse shirkadda weyn ee shidaalka ee British BP ayaa ku guuleystay xuquuqda iibsiga gaaskan.

Gaaskan ayaa waxaa lagu qaaday Markab xamuulka qaada oo laga leeyahay Britain kaasoo ku wajahan Yurub balse lama ogo halka si rasmi ah loo geynayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here