Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu daahfuray Ololaha Tallaalka isku dhafan ee Jadeecadda iyo dabeysha waxaan daahfurka ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbbaland iyo Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Maamulkaasi.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.