Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Doorashadan ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan bahda ciyaaraha iyo maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe waxaana doorashadaasi lagu doortay guddoomiyaha kubadda cagta magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle Cabdullaahi Xuseen Dali(ZEEY).
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.