Sare ukac kuyimid Qiimaha la iibiyo Hilibka Xoolaha ee Suuqyada Magaalada Dhoobley.

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sara ukacan ayay ganacsatada degmada dhoobley waxa ay ku shegeen in sababay madaama la galay xili robaadka deyrta oo ay xoolihi degmada eysan la keeni karin islamarkana loo fogeeyay deegaanada miyga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here