Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa loo dabaaldegaa 10 Noofambar Maalinta Sayniska Adduunka ee Nabadda iyo Horumarinta waxay muujineysaa doorka muhiimka ah ee sayniska ee bulshada iyo baahida loo qabo in bulshada ballaaran laga qaybgeliyo doodaha ku saabsan arrimaha sayniska ee soo baxaya. Waxa kale hoosta laga xariiqay muhiimadda cilmigu u leeyahay nolol maalmeedkeena.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.