Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarumaha lagu daabaco bugaagta iyo Warqadaha ee ku yaalla Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhalinyaro badan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.
Audio Player