Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Beeraleyda Ugu baaqday in ay Ka Faa’ideystaan Roobka Dayrta.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir kuxigeenka Wasaarada beeraha iyo Wareebka dowlad gobaleedka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa sheegay xiligan la joogo waqti ay beeraleyda ka faa’ideysan lahayeen Horumarinta tacabka iyo kobaca dhaqalaha deeaagnka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here