Kulan looga hadlaayay dhismaha gollaha deegaanka oo lagu Qabtay Magaalada Jowhar.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Gudaha HirShabelle Abdidahir Gure Karoorre ayaa kulan la yeeshay Odayaasha dhaqanka degmada iyo Maamulka heer Degmo iyo Gobol si looga wada xaajoodo dhameystirka Dhismaha Golaha deeganka Degmada Jowahar oo ay garwadeen ka tahay wasaradda arrimaha gudaha Hirshabelle.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here