Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah Ee Kahortaga Ku Xadgudubka deegaanka Ee goobaha dagaalada Hubeysan.

0
96

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa 5-tii November sannadkii 201-dii meelmariyay in sannad kasta 6-da November oo maanta ku beegan dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ee ka hortagga ku xadgudubka Deegaanka ee goobaha dagaallada hubeysan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here