Haweenka ku nool kaamka dalbile ee degmada Dhoobley oo sheegay inay dhibaatoyin ay la kulmaan xilliga dhalmada.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaamkan waxaa ku nool barakacyaal badan oo xiligan ubahan gar gaar bini’aadannimo iyado inta badan ay dhibaato la kulmaan haweenka Uurka leh ee ku nool Kaamka Dalbile ee degmada dhoobley.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here