Hirshabeelle oo Magaalada Jowhar Tababar ugu soo Gaba gabeeysay in ka badan 15 Haween.

0
102

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Gar gaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka Hirshabeelle ayaa loo qabtay in ka badan 15 Haween oo ku nool Magaalada Jowhar waxana lagu baranayay Tababarkan sidii Haweenka aqoontooda ay ku horumarin lahayeen iyo helitantaanka xirfado noloshooda ku mareeyan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here