Qaar ka mid ah Dhalinyaro ku nool Magaalada Baladweyne oo fursado shaqo ka helay Xarumaha Waxbarashada ee degmadaasi.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – sanad walba dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa ka soo qalinjabiya Jaamacadaha dalka kuwaasi oo badankooda anan helin hamigoodi shaqo ee ay fikiri jireen balse qaarkooda ayaa hatani ka shaqeeya xirfado kale duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here