Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Cadaaladda dowladgobaleedka Hirshabeelle oo ay goob joog ka ahaayeen xubno ka socday wasaaradda cadaaladda heer federaal ayaa looga hadlayay waxka badalka xeerka xabsiyada soomaaliya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.