Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo Sheegtay in ay waddo qorshe lagu tageerayo Beeraleyda Maamulkaasi.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir-kuxigeenka Wassaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Ugaas Cali Sokor ayaa kormeer la xiriira baahiyaha ay qabaan beeralayda deegaanka Yoontoy ee Duleedka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu sheegay in ka wasaarad ahaan ay tageeri donaan beeraleyda danta yar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here