Barnaamij Gaar Ah Oo Ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee soo afjarida isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta.

0
86

Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa  Barnaamij Gaar Ah Oo Ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee soo afjarida isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta  ee Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar.

Waxaa Soo Jeedineysa warbixintan Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here