Sare u kac dhinaca Baradhada ah oo laga dareemayo Suuqyada degmada Dhoobley.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare ukac dhanka qudaarta gaar ahaan Baradhada ah ayaa laga soo sheegayaa suuqyada degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here