Ururka MSF oo ka digtay in xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab inay halis ugu jiraan xanuunka Jadeecada iyo Daacuunka.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ayaa sheegtay Khamiistii in xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya inay halis ugu jiraan inay ka dilaacaan xanuunka Jadeecada iyo daacuunka, xilli kumanaan qaxooti cusub ah ay gareen xeryahaas, kuwaas oo ka imanaya gudaha Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here