SAADAASHA Paul Merson Ee Premier League Toddobaadkan, Kooxda Lama Filaanka Ah Ee Kufaysa & Ciyaarta Man United v West Ham.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay  ) – Khabiirka kubadda cagta England ee Paul Merson ayaa sameeyay saadaashiisa toddobaadlaha ah ee horyaalka Premier League isaga oo hal natiijo oo lama filaan ah rajaynaya toddobaadkan.

Kulanka furitaanka ee berri dhex maraya kooxda horyaalka difaacanaysa ee Man City iyo Leicester City oo kaalmaha ugu hooseeya ku jirta ayuu Merson qabaa inuu barbardhac lama filaan ah kusoo dhammaan doono isagoo ka farxiyay hoggaamiyayaasha Arsenal.

Kaddib saddex kulan oo guul la’aan ah tartamada oo dhan, Paul ayaa guul u rajeeyay Tottenham iyo macalin Antonio Conte oo booqanaya Bournemouth oo qudheedu aan hawl yarayn xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here