Sare ukac kuyimid Qiimaha la iibiyo Saliida Macsarada ee Suuqyada Magaalada Beledweyne.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay sara ukac ku yimid qiimaha la iibiyo saliida macsarada ee suuqyada Magaaladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here