Sare ukac kuyimid qiimaha Sokorta oo laga dareemayo Suuqyada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ee gobalka jubada hoose ayaa sheegaya in halkiisa mudooyinkii ugu danberyay laga dareemayay sare ukaca kuyimid qaar kamid ah raashiinka quudul daruuriga ah haatan sonkorta ayaa ah mida ugu daran ee sare ukaca laga dareemaya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya; – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here