FAAHFAAHIN: Miyay Barcelona Toos Europa League U Tagaysaa Haddii Inter Milan Kulankeeda Fiidka Badiso?

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barcelona ayaa caawa kulan xilli ciyaareedkii labaad oo xidhiidh ah tartanka UEFA Europa League geyn kara la yeelanaysa Bayern Munich oo ah isla kooxdii sanadkii horena u dirtay.

Barcelona ayaa afar kulan oo ay Champions League wareega Group-yada ilaa haatan ka ciyaartay kaliya kooxda yar ee Victoria Plazen soo garaacday iyadoo Bayern guuldarro kala soo kulantay kulankii hore halka Inter mar guuldarro ah iyo mar barbardhac ah ay ka heshay.

Kooxda ree Talyaani ee Inter ayaa haatan booska labaad fadhida iyadoo caawa la balansan dhigeeda Victoria Plazen oo soo martiyaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here