Tababar Ku Saabsan wax soo saarka Shinida oo lagu qabtay Deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubada Hoose.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu dambeeyay waxaa qiimo sare gaaray malabka shinida taasi oo ka dambeysay kadib markii uu kordhay isticmaalka iyo iibsiga malabka shinida ee guud ahaan Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here