Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.