HORDHAC: Chelsea v Man United

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Chelsea ayaa qaabilaysa dhigeeda Manchester United kulan xiiso badan oo ay kooxda ree London doonayso inay kulan horyaalka ah markii ugu horreysay tan iyo 2017 guul ka hesho Red Devils.

Sidoo kale macalin Erik Ten Hag ayaa markale kahor tagaya tababaraha dhawaan Chelsea loo magacaabay ee Graham Potter oo kulankiisii koowaad ee Premier League guuldarro kusoo dhaweeyay isagoo Brighton hoggaaminaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here