Maamulka Jubbaland oo Dugsiyo Waxbarasho ka dhiseysa qaar kamid ah deegaanada Waqooyiga Kismaayo.

0
116

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa deegaano badan oo dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ka wado dhismaha goobo waxbarasho sida Iskuulo wax lagu baro dadka ku nool.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here